Qeexid

"ld shaqaysasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shaqaysi oo kali ah:
  • Maraara dillaac ayuu bartii la fadhiistay, isaga oo maankiisa xawli uga shaqaysiinaya.
  • Labaduba intaad dhegaysanaysid ama daawanaysid ayey maskaxdaada si buuxda usoo jiidan karaan oo uga shaqaysiin karaan.