Qeexid
"(-do, m.l) Laab; qalbi."
"(-do, m.l) Laab; qalbi."
Wadaag:
(-do, m.dh) Sh. leh: ri' midab bar madow iyo bar cad isugu jira leh.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax kasta oo gacanta ama qalab kale lagu qabto, si faa'iido ama dan laga lahaa looga gaaro; hawl, shuqul.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Suun shiraac ama harag ka samaysan oo jeebab badan leh xabbadahana lagu rito.
m.dh
Wadaag:
Calaamad madow oo candhada idaha ku taal.
Gar-basaar yar oo gabdhuhu luqunta saartaan.
Maro yar, bul jilicsan leh oo kooraha fardaha la dul saaro. 4. Qalab yar oo qof socod ku jira uu qaato.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qolalka guriga kan sariirtu taal oo la seexdo.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) (nax.) Xaraf keligii lagu dhawaaqi karo oo intii la doono la jiidi karo; shaqalladu waxay ka dhashaan hawo soo marta marinka codka iyagoo aan waxba celinin. Tus. “a, e, i, o, u, aa, ee iwm”. Sh. culus: shaqallada soomaliyeed iyagoo ah 10 (5 gaagaaban iyo 5 dhaadheer) ayaa haddana midkiiba uu yeelan karaa laba cod: mid “culus” sida “duul” (oo ah duullaan u bixid) iyo mid “fudud” sida “duul” (oo ah haadid).
m.l
Wadaag:
Jubbad yar oo aan gacmo lahayn oo shaatiga laga dul qaato.
Idaad xoog badan oo doonyaha lagu xiro, laguna dabto kalluunka iyo libaax-badeedka yaryar.
m.dh
Wadaag:
Wax shaqal ku qurxin.
Xuruuf carabi ah xarako u yeelid.
Dhiil, haruub iwm maro ku dahaarid.
f.g1
-qlay, -qashay
Wadaag:
(-do, m.l) Santuukh ka samaysan harag, safiito iwm leh siddo la qabsado oo safarrada lagu galo; boorso.
m.dh
Wadaag: