Qeexid
"Diidmo ay shaqaaluhu ku diidayaan in ay wadaan shaqada, ayaga o codsanayaan lacag dheeraad, ama xaalad ka wanaagsan tii hore."
"Diidmo ay shaqaaluhu ku diidayaan in ay wadaan shaqada, ayaga o codsanayaan lacag dheeraad, ama xaalad ka wanaagsan tii hore."
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Wax kasta oo gacanta ama qalab kale lagu qabto, si faa'iido ama dan laga lahaa looga gaaro; hawl, shuqul.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Sh. leh: ri' midab bar madow iyo bar cad isugu jira leh.
m.l
Wadaag:
Shay indho yaryar oo daldaloola leh oo budada iyo buunshada badarka lagu kala bixiyo.
m.l
Wadaag:
Cudur madaxa qabta oo wixii qabaa ilkaha isku lisaan oo jirriqsadaan.
m.l
Wadaag:
Wax sharrax lagu qurxiyey ahaansho.
Wax shaqal loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax shaqshaq ku kala saarid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
(-llo, m.dh) Sharrax lagu qurxiyo weelasha, albaabada, dariishadaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (nax.) Xaraf keligii lagu dhawaaqi karo oo intii la doono la jiidi karo; shaqalladu waxay ka dhashaan hawo soo marta marinka codka iyagoo aan waxba celinin. Tus. “a, e, i, o, u, aa, ee iwm”. Sh. culus: shaqallada soomaliyeed iyagoo ah 10 (5 gaagaaban iyo 5 dhaadheer) ayaa haddana midkiiba uu yeelan karaa laba cod: mid “culus” sida “duul” (oo ah duullaan u bixid) iyo mid “fudud” sida “duul” (oo ah haadid).
m.l
Wadaag: