Qeexid
"Hu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo."
"Hu' ka samaysan nayloon, cudbi, suuf iwm oo cagaha la gashado, kabahana layska xijiyo; kaalso. ld sharabaaddo."
Wadaag:
Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda.
Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.dh) Dhaashi udgoon oo timaha la marsado oo laga sameeyo dhacaan ka yimaad qanjirrada mukulaal sabaadda.
m.l
Wadaag:
(muus.) Biro laysku garaaco oo muusiko ahaan loo adeegsado ciyaaraha qarkood; yaambooyin.
m.l
Wadaag:
Qurxinta meel lagu qurxiyo nalal, dhar, qalab iwm. ld sharra-xid.
m.dh
Wadaag:
Nidar.
Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah.
(-dyo/shuruud, m.dh) Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan. ld shardi, shirad.
m.l
Wadaag:
Macnaynta wax la macneeyo.
Qurxinta wax la qurxiyo.
Cayaar daf, durbaan, sacab iyo jiib leh oo ragga iyo dumarku wada cayaaraan.
m.l
Wadaag:
Aaladaha kallunka lagu dabto nooc ka mid ah oo ka samaysan xarko dun ah oo laysku saabcaareeyey oo wada ilo ah.
m.dh.u
Wadaag:
/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
m.l
Wadaag: