Qeexid

"Nidar."

Qeexid Kale

(-dyo/shuruud, m.dh) Heshiis lacag ama wax kale ah oo laba qofood oo wax ku murmay isu dhigtaan. ld shardi, shirad.

Qeexid Xigta

Xargaha waaweyn ee doonyaha mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharad oo kali ah:
  • Casharada Wadaadadii Hore & Kuwa Cusub Camaladooda Arrimaha Soomaalida tan iyo intii burburku dhacay waxa iyana qayb ka ahaa wadaadada, gaar ahaan kuwa cusub.
  • " sanadkii 1998dii ayaa la bilaabay casharada jaamacada"