Qeexid

"Axkaam ta diinta islaamka; shareeco."

Qeexid Xigta

Xeerar dawladdu samayso oo dadka lagu xakumo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sharci oo kali ah:
  • Sharci ahaan, Beesha Caalamka ma aqoonsana DFS.
  • Augustine Mahiga, uu madaxda dalalka Afrika u sheegay inuu ka soo horjeedo in sharciga AMISOM loo badalo mid ay dagaal ku qaadi karaan kooxaha hubaysan oo dowlad-diidka ah sida Al Shabaab.