Qeexid

"Axkaamta diinta islaamka."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shareeco oo kali ah:
  • Waxa isna jira markhaati shareeco, wuxuuna la xidhiidhaa dhinaca diinta, taas oo la odhanayo wixii diinta ku xidhma wadaad hala waydiiyo ama waxa la odhanayaa arintaa kitaab haloo eego.
  • Waxa dhalay Caalimka weyn ee aad looga yaqaanay Gobolada Dhexe Lana oran jiray Sheeq Cumar Shareeco, Dadka qaarna u yaqaanaan Qaliif Cumar.