Qeexid
"eeg shareer3."
"eeg shareer3."
Wadaag:
Wax, wax kale lagu qariyo.
Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin.
Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, ml.) (muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax qarsasho.
Weji dhar ku daboolasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Wax la qariyey ahaansho.
Wax la awday ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: