Qeexid
"Wax qarsasho."
Qeexid Xigta
Weji dhar ku daboolasho.
[-rtay, -ratay]
shareero2 tay
shareero2 atay
f.g3"Wax qarsasho."
Weji dhar ku daboolasho.
Wadaag:
(-ooyin, ml.) (muus.) Qalab muusikada lagu tumo oo xargo yaryar oo silig ah leh oo sida kitaaradda looga dhawaajiyo.
m.dh
Wadaag:
Wax, wax kale lagu qariyo.
Sh. ah: meel hawd ah oo dhir badan oo aan la dhex mari karin.
Wax dheer sida buuraha, geedaha, dhis-mooyinka iwm meesha ugu sarraysa.
m.l
Wadaag:
Wax la qariyey ahaansho.
Wax la awday ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Yaab aad u badan iyo filanwaa dareemid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
m.l
Wadaag:
We-jiga wax qariya saarasho.
Indhasharo samaysasho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag: