Qeexid
"ld sharii kyeel."
[-eelay, -eeshay]
shariigyeel elay
shariigyeel eshay
f.mg1"ld sharii kyeel."
Wadaag:
ld shariikyeelid shariikyeel f.mg1 U sh.: Cibaadada Eebbe ruux kale la wadaajin. ld shariigyeel.
m.f.dh
-eelay, -eeshay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) Qof jiritaanka Alle cid kale la wadaajiyey.
m.l
Wadaag:
Qof ka soo jeeda faracii Faadumo Rasuul.
Qof suubban oo asluub wanaagsan.
m.l
Wadaag:
Dugaag ku nool Afrika, Aasiya iyo meelo kale, leh midab cawl ah oo baro baro madow ku dhex jiraan, dhulka dhirtu ku badantahayna jooga oo geedaha fuula; xoolaha iyo ugaartana aad u laaya, dadkana cuna.
Libaax badeed qallafsan oo oogada baro ku leh.
m.l
Wadaag:
/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
m.l
Wadaag:
Wax ku dhaqmiddiisa sharci ka dhigid.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
(qaan.) Waxaa loo isticmaalaa in lagu sifeeyo waxyaabaha la xiriira sharciga, aqoonta sharciga, ama isticmaalada sharciga.
(qaan.) Ficil ama xaalad sharciyeysan uu sharcigu oggolaa-day ama ansixiyey.
m.l
Wadaag:
(muus.) Biro laysku garaaco oo muusiko ahaan loo adeegsado ciyaaraha qarkood; yaambooyin.
m.l
Wadaag:
Axkaam ta diinta islaamka; shareeco.
Xeerar dawladdu samayso oo dadka lagu xakumo.
m.l
Wadaag:
Cid haddi daaddeed ka jawaabid.
Qof go'aan ugu yeerid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: