Qeexid
"ld sanqar1."
"ld sanqar1."
Wadaag:
Si aan sharqan loo dhalin aayar u socosho.
f.mg3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-bmay, -bantay; bmi) Wax la sharribay noqosho. ld shirraban1.
f.mg1
Wadaag:
/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
m.l
Wadaag:
Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga.
ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
m.l
Wadaag:
(muus.) Biro laysku garaaco oo muusiko ahaan loo adeegsado ciyaaraha qarkood; yaambooyin.
m.l
Wadaag: