Qeexid
"Wax qabashadooda isku dayid."
Qeexid Xigta
Wax tijaabin. ld shirrab2.
[-bay, -btay]
sharrib2 ay
sharrib2 tay
f.g1"Wax qabashadooda isku dayid."
Wax tijaabin. ld shirrab2.
Wadaag:
Wax waxtar-kiisa, kartidiisa iwm hubsasho. ld shir-rabo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax la sharribay ahaansho. ld shirraban2.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(-bmay, -bantay; bmi) Wax la sharribay noqosho. ld shirraban1.
f.mg1
Wadaag:
Isku dayidda la isku dayo wax samayntooda.
Tijaabinta wax la tijaabiyo. ld sharribid.
m.dh
Wadaag:
ld sharribnaansho, shirrabnaan, shirrab naansho.
m.f.dh
Wadaag:
/dh (-ro, m.l) Wax kasta oo samaha ka hor yimaad cawaaqib xumana keena.
m.l
Wadaag:
Alaabooyin yaryar oo guryaha lagu qurxiyo.
(-xyo, m.dh) Qori lagu celiyo shukaanta markabka.
m.l
Wadaag:
Qalab meel ku qurxin.
Cid jago sare in loo doorto u magacaabid.
f.g1
-xay, -xday
Wadaag: