Qeexid

"(-iyo, m.dh) Dukumenti dawladeed oo sharciyeeya ganacsi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shati oo kali ah:
  • Ma dhabaa gabadhii Quraanka ku sifaysay shati ama ruqso cadaadis (a licence for oppression) inay meehanow tahay oo ay raadinayso cid magangelyo siyaasadeed u fidisa?
  • Xafiiskan ayaa qaabilsan diwaan galinta gadiiidka,taakooyinka iyo shatiyada baaburta ee dalka Somalia.