Qeexid
"Nooc ka mid ah mariidka oo si degdeg ah neefka u dila, baadigoobkiisana aan loo dheeraan."
"Nooc ka mid ah mariidka oo si degdeg ah neefka u dila, baadigoobkiisana aan loo dheeraan."
Wadaag:
M. ah: dhacdo cad oo aan markhaati u baahnayn.
m.dh.kh
Wadaag:
Nooc ka mid ah mariidka oo si deg-deg ah neefka u dila, baadigoobkiisana aan loo dheeraan.
m.dh
Wadaag:
Geed-naagaar, dhirta dawada ka mid ah, leh ur silloon iyo caleemo yaryar oo xooluhu daaqaan.
m.l
Wadaag:
Ceelka bartankiisa, meesha ilaha biyuhu isugu yimaadaan.
Meesha wax walba u ah bartamaha.
Ceelasha aan biyahoodu go'in.
m.dh
Wadaag:
Geed biyaha dhanaan ka dhex baxa oo leh caleemo aad u balballaaran aadna u cagaaran iyo laamo dhaadheer oo wax lagu dhisto. ld shawro.
m.dh
Wadaag:
Cabbitaan la siiyo qof aad u jirran oo sakaraad ah.
Ceel meel dhagax ah ku yaal oo af dhuuban.
ld shawlid. ld kawl1.
m.l
Wadaag:
Kulan qarsoodi ah arrimo gaar ah uga wada hadlid. ld showr2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kulan qarsoodi ah oo arrimo gaar ah looga wada hadlaayo. ld showr1.
m.l
Wadaag:
Qof aad u jirran wax ku qulaamin. ld kawl2.
f.g1
-wlay, -wshay
Wadaag:
/dh Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado tooda tobnaad oo u dhexeysa soonqaad iyo sidataal; soonfur.
m.l
Wadaag:
Ciid dhagxaan yaryar leh oo bulukeetiga laga sameeyo. ld shawlaxo.
m.l
Wadaag:
Geed dheer oo toos u baxa oo caleemo yaryar oo dhuudhuuban iyo loo xaan adag leh.
m.l
Wadaag:
Cid si qarsoodi ah wax ugu sheegid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: