Qeexid

"Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro."

Qeexid Kale

Jadwal.

Qeexid Xigta

Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shax oo kali ah:
  • Ciidamada DF ayaa marar qaar saxaafada gobolka Banadir ka shaqeysa ula dhaqma si anshaxa ka baxsan iyagoo ka hor istaaga howlahooda warbaahined kuwaas mararka qaar albaabada u laaba.
  • Xasan Hargeysa (Jam)- Murrashaxa Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee UCID Dr.