Qeexid
"Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho."
[-day, -dday]
shaxaad2 ay
shaxaad2 day
f.g1"Qof la yaqaan si kalsooni leh wax u weyddiisasho."
Wadaag:
Si wax loo weyddiisto qof la yaqaan laguna kalsoonyahay.
ld shaxaa did.
m.l
Wadaag:
(fiis.) Xoogga saaran halkii halbeeg ee bedka walax, sababana in ay walaxdu qaab doorsoonto.
m.l
Wadaag:
Hawl qabashadeeda tacab badan u gelid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Ka sh.: wax aad ula yaabid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
shaxan joomitiri m.l (-nno ..., m.dh) (xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.

Qurxinta meel lagu qurxiyo nalal, dhar, qalab iwm. ld sharra-xid.
m.dh
Wadaag:
Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro.
Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin.
Jadwal.
m.dh
Wadaag:
Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.
m.dh
Wadaag:
Xoog, itaal.
Baaxad.
Lixda l.: indhaha, lugaha iyo gacmaha.
m.l
Wadaag:
Wax dhici doona mala-awaalid.
Dhacdooyin tilmaamid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-rro, m.dh) Maro madow oo darfaha isaga tolan oo haweenka muslinka ahi dhex galaan jirkooda oo dhanna ku qariyaan; shuko.
m.l
Wadaag: