Qeexid
"eeg shaxeex2."
"eeg shaxeex2."
Wadaag:
Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo u jeedin.
Warbixin been ah sheegid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Erey ama fal qof wax uu sugaayey looga hor istaago.
Warbixin been ah.
m.l
Wadaag:
Cayaar dhulka lagu dhigto ama loox loo sameeyey korkiis oo laba qof lagu cayaaro.
Shilin yaryar oo aan ishu aad u qaban karin.
Jadwal.
m.dh
Wadaag:
shaxan joomitiri m.l (-nno ..., m.dh) (xis.) Qaab ka samaysma isku xirka baro, xarriiqyo, xoodad ama dulo. Goobooyin, labajibbaaranayaal, saddex-xagallo waa shaxanno sallax ah. Kubbad, saddex jibbaarane, ahraam waa shaxanno adke ah.
Wadaag: