Qeexid
"Xaraf carabi ah wax la labanlaabay ahaansho."
[-dnaa, -dnayd]
shedan naa
shedan nayd
f.mg4"Xaraf carabi ah wax la labanlaabay ahaansho."
Wadaag:
Geed weyn oo weligii cagaaran, dhala miro la cuno oo buuralayda ka baxa.
Wax; shay.
m.l
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
(t) Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; “5”.
Xoog; awood.
Gacan.
m.dh
Wadaag:
Markab, doon iwm wax shixnad la saaray ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: