Qeexid

"(fk) Kor; mel dheer ama taag ah; buur."

Qeexid Xigta

Meel fog.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheed oo kali ah:
  • Kate oo dhexmareysa magaalada Garowe.xuquqda GO Gabdhaan oo ay wheliyaan walaasheed iyo nin filim duube ah ayaa habeenkii xaley casho sharaf loogu sameeyey aqalka Madaxtooyada halkasoo kulan la qaateen Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Farole.
  • Waxa intaas ka badan inta ubad uurka hooyo lagu dilo ee la dhiciseeyo (potion), inta gabadh lakudaashay ama la irdhowday mushkiladdaa iyo inta dirqi ku sharciyaysay ilmo ay caloosheeda uun ku aragtay.