Qeexid

"Xog tabin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheeg oo kali ah:
  • Kulanka Madaxdaasi ayaa la sheegay in la iskula sooqaaday Xiriirka labada Dal iyo sidii loo abuuri la haa Iskaashi Caalami ah oo ku aaan sii horumarinta Cilaaqaadka Soomaaliya iyo Faransiiska.
  • Wararka Hiiran laga helayo ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia ay qabsaden Jawiil oo ah halka ay ka bilaabato wadada Shinaha halka kuwa Maxaakiimta ay dib isugu gurteen magaalada Baledwayne iyada oo halkaas la isu diyaarinayo dagaal kale.