Qeexid

"eeg sheego. ld sheegad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheegasho oo kali ah:
  • Dooddan inta badan waxay ku salaysan tahay qabiil iyo ka carar ay ka cararayaan dadka Soomaaliyeed intiisa kale iyo sheegasho dhul aynaan degin, walligood arag, tegin, waxna ka aqoon.
  • Si kastaba ha ahaatee, waxa jira aragtiyo iyo sheegashooyin kala duwan oo kasoo baxaya dabeecadda, xuduudda iyo saamaynta ay faragelinta caynkaas ahi ku leedahay khilaafka Soomaalida dhexdeeda ah.