Qeexid
"eeg sheegso. ld sheegsad, sheegsi."
"eeg sheegso. ld sheegsad, sheegsi."
Wadaag:
Qof cidda uu ka dhashay wayddiin.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.
Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Cudur ka yimaad nadaafad xumada oo waxyeeleeya carruurta iyo naagaha ummulaha ah.
m.dh
Wadaag: