Qeexid

"ld sheekaysasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheekaysi oo kali ah:
  • Dadka xilligaan jooga waxa ay leeyihiin sheekaysi hoose, xulufaysi, iyagaa iska kaa xiga, la-sheeko ma tihid, la-talo ma tihid…marka arrimahaas aadan ogeyn baan ogahay, oo waxa aan kuu nacayaa in laguu arko lakad soo taagan.
  • Isla sheekaysigii Billan ee keligeed, waxa soo dhexgalay xiligii booqashada oo dhammaatay Xabsiga Mombasa ee uu Baxnaan ku jiro, waxaana si adag loogu tilmaamay in ay baxaan Billan iyo Medino.