Qeexid
"eeg sheellaree."
"eeg sheellaree."
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Bir xalleefsan, shukaanta halkeeda hoose ku taal oo marka cagta lagu riixo uu kordho xawliga wareegga matoorku.
m.l
Wadaag:
Xawliga matoorka kordhin.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Galka xaniinyaha oo weynaada xiidmaha oo soo gala awgeed.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Ciyaarta tammaanka dhibcaha lagu kala badiyo middood.
m.dh
Wadaag:
Awr qooqan geela uu la jiro in uu rati kale soo galo ka ilaalin.
f.g1
-eemay, -eentay
Wadaag:
Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya.
Wax laysu sheego.
m.dh
Wadaag:
Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.
Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.
m.l
Wadaag: