Qeexid

"Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sheen oo kali ah:
  • Qunsulkan wuxuu sheegay in dadkan tahriibayaasha ah laga soo ururiyay dhul dhirirkiisu gaarayo 200-km, goobahaas ay kusoo daadsheen doonyihiin sida dhuumaaleysiga ah ku gaarsiiyay xeebaha dalka Yemen.
  • Qaraxii ka dhacay Magaalada Neyroobi ee dalka Kenya oo Dad loo xir-xiray iyo Kasaaraha oo sii kordhaya 21 Dec 2010- Boliiska Kenya ayaa sheegay in dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay badankood u dhasheen dalka Uganda,..