Qeexid
"(f.g) Wax dhex taraarid."
Qeexid Xigta
(f.mg) Xishood dareemid.
[-xay, -xday]
sheex2 ay
sheex2 day
f.g"(f.g) Wax dhex taraarid."
(f.mg) Xishood dareemid.
Wadaag:
Wax is haysta meel dhexe oo bannaan.
Jid yar oo laga samaysto madaxa bidix ama midig iyadoo timaha laba dhinac loo kala seexinayo.
Geeso xoolaad oo bidix iyo midig u kala jiifa.
m.dh
Wadaag:
Cid ereyo ama falal wax loogu diidayo u jeedin.
Warbixin been ah sheegid.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
Ka ilaalinta awr qooqan uu ka ilaaliyo geela uu la jiro rati kale.
m.l
Wadaag:
Galka xaniinyaha oo weynaada xiidmaha oo soo gala awgeed.
m.dh
Wadaag:
Awr qooqan geela uu la jiro in uu rati kale soo galo ka ilaalin.
f.g1
-eemay, -eentay
Wadaag:
Dacwad, arrin, qaan iwm jeedsasho.
Wax aan la ahayn ama la lahayn isku tilmaamid.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Hadal taxane ah oo dhacdo run ama been ah wax ka sheegaya.
Wax laysu sheego.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Ciyaarta tammaanka dhibcaha lagu kala badiyo middood.
m.dh
Wadaag: