Qeexid
"Wax aan hadlayn ahaansho."
[-naa, -nayd]
shibban aa
shibban ayd
f.mg4"Wax aan hadlayn ahaansho."
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (nax.) Xaraf aan kaligii lagu dhawaaqi karin in shaqal lagu daro ma ahee; waxaa la maqli karaa kolka uu shaqal weheliyo. Tus. “b(a), t(a), j(a) iwm”.
m.l
Wadaag:
Hadal la'aan.
Sh. ah: degganaan aan hadal iyo shanqar midna jirin.
m.dh
Wadaag:
Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax shir isugu yimid ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof wax xubnihiisu isu dheeli tiranyihiin ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag: