Qeexid

"eeg shibbi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shibbin oo kali ah:
  • Mudane Shibbin waa nin lagu yaqaano xoog furnaan iyo inuu si aan hagar lahayn ugu adeego danta guud meelkasta uu joogo.
  • Hadaba hawshaan baaxada wayn leh ayaa dawlada Puntland u soo magacowday mudane Ahmed Osman Shibbin oo in mudo ah dagnaa dalka Malaysia kana mid ah dadka hantiilayda ah ee dagan wadankaas.