Qeexid
"Taako."
"Taako."
Wadaag:
Hadal la'aan.
Sh. ah: degganaan aan hadal iyo shanqar midna jirin.
m.dh
Wadaag:
Iin darteed hadal si dhib leh oo googo'an ugu dhawaaqid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (nax.) Xaraf aan kaligii lagu dhawaaqi karin in shaqal lagu daro ma ahee; waxaa la maqli karaa kolka uu shaqal weheliyo. Tus. “b(a), t(a), j(a) iwm”.
m.l
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig kulul, baalal leh oo duusha.
Shimbir meel dhexaad ah, midab qurxoon oo xasharaadka cuna. ld shinbir.
m.dh
Wadaag:
/dh Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.
m.l
Wadaag:
Indho ka qarsoomid.
Ku l.: bidhaan hawd, jeex iwm ku qarsoomid.
f.mg1
Wadaag:
Nal, raadiye iwm daarasho.
Dab iwm hursasho.
f.g3
-itay, -idatay
Wadaag:
Caafimaad wax lagu cuno ama lagu cabbo; fayoobi; ladnaan.
(e.d) Erey duco ah oo cuntada ama cabidda horteeda la yiraahdo, ama qof saxday lagu yiraahdo; salaama!.
m.dh
Wadaag: