Qeexid

"Dab iwm hurin."

Qeexid Xigta

Nal, raadiye iwm daarid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shid oo kali ah:
  • Raggii Xamar la yimid baa la heystaye yaaba ogolaansha iyo sharciyeynta ciidanka Xabashida isweydiiye.
  • Waxaana la dhihi karaa guud ahaan geyiga Soomaaliyeed ma jiro gobol iyo guri aan dabkii la shidayay gaarin, goortu haba kala duwanaatee.