Qeexid

"(-dmay, -dantay; -dmi) Dab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shidan oo kali ah:
  • Halkan dhuxusha lagaga ridayo waxa ku tiirsan oo dab ku shidanaysa gabadh aan shaaheeda aad u jeclaa, waxa dacalka ku haya oo galabtii bartaas hurdo casari iska seexda wiil addin iyo gacan ka naafo ah oo gabadha shaaha samaysa caawiya.
  • Dhimbiilo dhuxul ah oo shidan.