Qeexid
"Cid shiddo ku abuurid."
[-deeyay, -daysay]
shidde eeyay
shidde aysay
f.g2"Cid shiddo ku abuurid."
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Nal, raadiye iwm daarasho.
Dab iwm hursasho.
f.g3
-itay, -idatay
Wadaag:
U f.: qof dhintay werdi u akhriyid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Dhir udgoon iyo basbaas la isku shiiday, oo dhadhan wanaagsan oo cuntada lagu cuno leh. ld shadni.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) (kiim.) Walax la ogsidheeyo ama haddii kale lagu beddelo marraaq ama injiinka kulka si ay u sii dayso kulama tamar waxtar leh.
m.l
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Dab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Nal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: