Qeexid
Wax kalsooni iyo iimaan ku qabid.
[-stay, -satay]
f.g3Wax kalsooni iyo iimaan ku qabid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld shifaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld shifaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg shifayso. ld shifaysad, shifaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Neef shiro u qalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Shiil wax ku bislaysasho ama ku kululaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haweeney shuko xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Bir afaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Shaqo qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax inuu baas leeyahay u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Caafimaad wax lagu cuno ama lagu cabbo; fayoobi; ladnaan.
Qeexid Xigta: (e.d) Erey duco ah oo cuntada ama cabidda horteeda la yiraahdo, ama qof saxday lagu yiraahdo; salaama!.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Timo shanlo ku feerasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid sheeko la yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld shaab badayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Timo saqaf ku firasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qalab wax lagugooyo, af u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof qaraaba nimo ama saaxiibnimo awgeed wax uga filasho.
Qeexid Xigta: Wax manaafacaadkiisa isku hal layn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld shaab badayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ka s.: sino samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cunto sahay ka dhigasho. ld sahayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]