Qeexid

"Qodob madaxiisa ballaaran oo inta la kululeeyey wax buka lagu gubayo."

Qeexid Kale

Sh. ah: dhagax madow oo marka la isku dhufto dab bixiya. 4. Sh. ah: midab aad u madow oo dadku yeesho.

Qeexid Xigta

Barta ama raadka uu oogada ku reebo dabkaas.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiil oo kali ah:
  • Maxamed Yuusuf oo isaguna halkaa ka hadlay, ayaa tilmaamay in shirkadda SOMTEL oo ay mataano yihiin Dahabshiil oo la wada ogsoon yahay kaalinta uu kaga jiro horumarinta gobolka, sidaa awgeedna loo bahaan yahay in bulshadu isticmaasho isgaadhsiinta SOMTEL.
  • Dahabshiil oo diiday hub ka dhigis Ururka Xisbul Islam ayaa maanta amar ku siiyay Shirkada Xawaalada Dahabshiil xafiiskeeda Muqdisho inay hubka soo wareejiyaan, iyadoo mas'uuliyiinta shirkaas ay diideen amarkaas.