Qeexid
"Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan."
[-lnaa, -lnayd]
shiilan naa
shiilan nayd
f.mg4"Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan."
Wadaag:
Subag ama saliid kulul wax ku bislayn.
Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Subag ama saliid wax ku bislaysasho.
Burcad dhalaalsasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Qodob madaxiisa ballaaran oo inta la kululeeyey wax buka lagu gubayo.
Barta ama raadka uu oogada ku reebo dabkaas.
Sh. ah: dhagax madow oo marka la isku dhufto dab bixiya. 4. Sh. ah: midab aad u madow oo dadku yeesho.
m.l
Wadaag:
eeg shiilan. ld shiilaysnaan, shiilaysnaansho, shiilnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Shiil wax ku bislaysasho ama ku kululaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Dhagax midab madow leh oo aad u adag. ld shiilmadow.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhagax dhadhaab dhalan rogan ah, iniinyaha uu ka koobanyahana ay roo-roon yihiin, wuxuuna ka soo askunmay dhagax buuradeed.
m.l
Wadaag:
Xumbo hoos u dhicid.
Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag: