Qeexid
"ld shiilaysasho."
"ld shiilaysasho."
Wadaag:
Shiil wax ku bislaysasho ama ku kululaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(jool.) Dhagax dhadhaab dhalan rogan ah, iniinyaha uu ka koobanyahana ay roo-roon yihiin, wuxuuna ka soo askunmay dhagax buuradeed.
m.l
Wadaag:
Subag ama saliid wax ku bislaysasho.
Burcad dhalaalsasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Subag ama saliid kulul wax ku bislayn.
Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag: