Qeexid
"Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn."
[-leeyay, -laysay]
shiile eeyay
shiile aysay
f.g2"Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn."
Wadaag:
Qodob madaxiisa ballaaran oo inta la kululeeyey wax buka lagu gubayo.
Barta ama raadka uu oogada ku reebo dabkaas.
Sh. ah: dhagax madow oo marka la isku dhufto dab bixiya. 4. Sh. ah: midab aad u madow oo dadku yeesho.
m.l
Wadaag:
Subag ama saliid kulul wax ku bislayn.
Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Subag ama saliid wax ku bislaysasho.
Burcad dhalaalsasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(jool.) Dhagax dhadhaab dhalan rogan ah, iniinyaha uu ka koobanyahana ay roo-roon yihiin, wuxuuna ka soo askunmay dhagax buuradeed.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhadhaab dhalan rogan oo u kala jajabi karta saxanno badan oo fidsan khafiifna ah (thin plates) kulka badan iyo cadaadiska dartood.
m.l
Wadaag:
Xumbo hoos u dhicid.
Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Dhagxaan ka timid magma dhalaashan oo adkaatay, waana mid ka mid ah saddexda nooc ee dhadhaabaha ee qolofka dhulku ay ka koobantahay.
m.l
Wadaag:
Shiil wax ku bislaysasho ama ku kululaysasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg shiilan. ld shiilaysnaan, shiilaysnaansho, shiilnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim.
Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid dhagax ku tuurid.
(f.g) Wax burburin.
(f.g) Laba dhagax oo is dulsaaran badar ku daqiijin. 4. (f.mg) Biyo hoos ugu degid.
f.g
-day, -dday
Wadaag: