Qeexid
"Shiilidda wax la shiilo. ld shiilid."
"Shiilidda wax la shiilo. ld shiilid."
Wadaag:
(jool.) Dhagax dhadhaab dhalan rogan ah, iniinyaha uu ka koobanyahana ay roo-roon yihiin, wuxuuna ka soo askunmay dhagax buuradeed.
m.l
Wadaag:
Subag ama saliid wax ku bislaysasho.
Burcad dhalaalsasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Qodob madaxiisa ballaaran oo inta la kululeeyey wax buka lagu gubayo.
Barta ama raadka uu oogada ku reebo dabkaas.
Sh. ah: dhagax madow oo marka la isku dhufto dab bixiya. 4. Sh. ah: midab aad u madow oo dadku yeesho.
m.l
Wadaag:
Subag ama saliid kulul wax ku bislayn.
Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag:
Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax la shiilay ahaansho. ld shiilaysan.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wajiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min lix dhibcood ku leh.
m.dh
Wadaag: