Qeexid

"Xarafka laba iyo tobnaad ee farta carabiga ah."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiin oo kali ah:
  • Bal haddaba malee natiijooyinka ka dhalan kara Itoobbiya oo ciidan Soomaaliya dhigata; Itoobbiya oo colaad dheer oo taariikhi ah ka dib aan weli la heshiin?
  • Qayb badan oo ka mid ah dadka Shiinaha ayaan weilgood baran qorista iyo akhriska fartooda, iyada oo sababtuna ay tahay kumaan kunkaa xarfood oo aanay si fudud ku qaybi karayn.