Qeexid
"eeg shiiq."
"eeg shiiq."
Wadaag:
Xumbo hoos u dhicid.
Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Hiddo barasho ahaan, sharaxaadda aliil, kaas oo awood badan leh marka laba aliil oo kala duwan oo hiddoside laga helo unugyo noole. Tusaale ahaan: dhererka geed salbuka ah waxa xukuma laba aliil, dheer (T) iyo cillinnimo (t). Marka labadooduba ay jiraan (Tt), taas macnaheedu waxa weeye, haddii ay unugyadu kala kaa-nyihiin, geedku wuu dheeryahay, maadaa-me “T” ay tahay shiiqiye “t”na ay tahay shiiqsane.
m.l
Wadaag:
Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(jool.) Dhadhaab dhalan rogan oo u kala jajabi karta saxanno badan oo fidsan khafiifna ah (thin plates) kulka badan iyo cadaadiska dartood.
m.l
Wadaag:
(-nayaal, m.l/dh) (baay.) Aliil aan awood badan lahayn, marka laba aliil oo kala duwan laga helo unugyada noole.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid dhagax ku tuurid.
(f.g) Wax burburin.
(f.g) Laba dhagax oo is dulsaaran badar ku daqiijin. 4. (f.mg) Biyo hoos ugu degid.
f.g
-day, -dday
Wadaag: