Qeexid
"Shiir yeelasho."
[-ray, -rtay]
shiir2 ay
shiir2 tay
f.mg1"Shiir yeelasho."
Wadaag:
Ciyaar sacab, jaan iyo miro leh kana mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, hab dhoola tusad ahna leh.
m.dh
Wadaag:
Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig kulul, baalal leh oo duusha.
Shimbir meel dhexaad ah, midab qurxoon oo xasharaadka cuna. ld shinbir.
m.dh
Wadaag:
(jool.) Dhadhaab dhalan rogan oo u kala jajabi karta saxanno badan oo fidsan khafiifna ah (thin plates) kulka badan iyo cadaadiska dartood.
m.l
Wadaag:
Xumbo hoos u dhicid.
Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Sh. ah: meel kayn ah.
Sh. ah: meel dadka ama xooluhu ku badanyihiin oo buuq badan. ld sheemo.
m.dh.kh
Wadaag:
Nin diinta aad wax uga yaqaan; caalim.
Sh. ah: neef ido ah oo wada cad. ld sheekh.
m.l
Wadaag:
Subag ama saliid wax ku bislaysasho.
Burcad dhalaalsasho.
f.g3
-iishay, -iilatay
Wadaag:
Dhar dun adag, midabyo badan oo dumarku qaato.
(-dad, ml.) Laba dhagax oo isku dul wareega oo badarka lagu ridqo.
Dhagax.
m.l
Wadaag:
(f.g) Cid dhagax ku tuurid.
(f.g) Wax burburin.
(f.g) Laba dhagax oo is dulsaaran badar ku daqiijin. 4. (f.mg) Biyo hoos ugu degid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Qodob madaxiisa ballaaran oo inta la kululeeyey wax buka lagu gubayo.
Barta ama raadka uu oogada ku reebo dabkaas.
Sh. ah: dhagax madow oo marka la isku dhufto dab bixiya. 4. Sh. ah: midab aad u madow oo dadku yeesho.
m.l
Wadaag:
Subag ama saliid kulul wax ku bislayn.
Burcad subag iyo caaneeyo u kala saarid.
f.g1
-iilay, -iishay
Wadaag: