Qeexid

"Awr raran aad u daalid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shiiraar oo kali ah:
  • Raage Shiiraar oo dagaalo xoogan la galay golihii Maxkamaddaha Islaamiga ayaa waxaa uu ka mid ahaa xubnihii isbaheysiga argagixiso la dirirka ee jabka ugu weynaa ka soo gaara dagaaladii uu la galay abuukar Caddani.
  • Bashiir Raage oo Muqdisho yimid Ganacsade Bashiir Raage Shiiraar oo Maxkamadihii Islaamiga dalka ka eryeen bishii Jun sanadkii 2006 ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.