Qeexid
"eeg shiir2."
"eeg shiir2."
Wadaag:
Libaaxbadeed dad qaad ah oo madax dubbaha u eg iyo indho kala fog oo midiba gees ku taal leh.
m.l
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(jool.) Dhadhaab dhalan rogan oo u kala jajabi karta saxanno badan oo fidsan khafiifna ah (thin plates) kulka badan iyo cadaadiska dartood.
m.l
Wadaag:
Xumbo hoos u dhicid.
Wax buuran ama dabayl ka buuxdo yaraansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Dad badan si ay arrin uga doodaan meel isugu keenid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: