Qeexid
"ld joohaar-bishiish."
"ld joohaar-bishiish."
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bijoohaar.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bisaliim.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic ku leh, dhinaca kalena shan dhibic. ld joohaar-bibanji.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad, dhinacna afar dhibcood ku leh. ld joohaar-bicaddaan.
m.l
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bisaliim.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bijoohaar, biish-bijoohaar, joohaar bibiish.
m.l
Wadaag: