Qeexid

"(-mmo/-maad, m.l/dh) Lacag sarrif ah oo ka samaysan bir qiimaheeduna u dhigmo 100 senti."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shilin oo kali ah:
  • Maamulka Puntland ayaa soo saaray go’aan ku saabsan lacago cusub oo shilin Soomaali ah oo la sheegayo inay soo daabacayso dawladda federalka Soomaaliya.
  • Yaa ka dambeeya sameynta lacagta shilin Soomaaliga ee been abuurka ah?