Qeexid
"(-mmo/-maad, m.l/dh) ld shilin1."
"(-mmo/-maad, m.l/dh) ld shilin1."
Wadaag:
(-mmo/-maad, m.l/dh) Lacag sarrif ah oo ka samaysan bir qiimaheeduna u dhigmo 100 senti.
m.l
Wadaag:
(-mmo/-nno, m.dh) Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.
m.l
Wadaag:
Xasharaad siddeed lugood leh oo jaadad badan, baalalna aan lahayn oo dhiigga xoolaha ku nool cudurrana keenta.
m.dh
Wadaag:
Dhis qoryo ka samaysan oo korkeeda xoolaha lagu qalo.
ld kullan, shillan, shillin. Geed abaareed dheer oo qodxo, qori adag iyo miro macaan oo la cuno leh; dhirta daawada laga sameeyana ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay.
ld shinrimid.
m.l
Wadaag:
(-islaa/-ishlaa, -islayd/-ishlayd) Nafley wax baruur badan leh ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
(-dmay, -dantay; -dmi) Dab, nal, raadiye iwm wax daarmay noqosho.
f.mg1
Wadaag: