Qeexid

"/dh Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga shimbir oo kali ah:
  • Guumees waa shimbir indho waaween leh, sida shambayga oo kale, shimbirtaan waxee cuntaa dooliga ama masaska, waxeena ku nooshahay geedaha korkooda.
  • Haddii kale waa shimbiryahoow heesa, cid ogolaan kartaana ma jirto.