Qeexid
"Shimbir yar oo dayn hilatada u eg lana eg oo dadka tusta meesha malabku ku jiro iyo bahallada halista ah."
"Shimbir yar oo dayn hilatada u eg lana eg oo dadka tusta meesha malabku ku jiro iyo bahallada halista ah."
Wadaag:
/dh Cudur ku dhaca dadka iyo xoolaha oo afka qallociya.
m.l
Wadaag:
Qayb ka mid ah lafdhabarleyda, oo ugax dhasha, oo dhiig kulul, baalal leh oo duusha.
Shimbir meel dhexaad ah, midab qurxoon oo xasharaadka cuna. ld shinbir.
m.dh
Wadaag:
Shimbir aan laga ag waayin yaxaaska oo cunta xasharaadka yaryar iyo findhicilka ku hara ilkaha yaxaaska dhexdooda.
m.dh
Wadaag:
Shimbir af madow oo dhuuban leh, shimbiraha kalena cunta.
Guumays.
m.dh
Wadaag: