Qeexid Xigta
ld shinrin1 (2).
ld shinrin1 (2).
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Neef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid.
f.mg1
Wadaag:
Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay.
ld shinrimid.
m.l
Wadaag:
Dab iwm hurin.
Nal, raadiye iwm daarid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa.
Abuur; firi.
m.dh.u
Wadaag:
Qof qaraaba nimo ama saaxiibnimo awgeed wax uga filasho.
Wax manaafacaadkiisa isku hal layn.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: