Qeexid
"(-imay, -intay; -imi) Neef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid."
"(-imay, -intay; -imi) Neef xoolo ah waqtigii laga filayey in uu rimo rimid."
Wadaag:
Neef xoolo ah oo xilligii laga rabay in uu rimo rimay.
ld shinrimid.
m.l
Wadaag:
Xasharaad siddeed lugood leh oo jaadad badan, baalalna aan lahayn oo dhiigga xoolaha ku nool cudurrana keenta.
m.dh
Wadaag:
Xasharaad afar baal iyo oogo xaadi ku taagtaagantahay leh oo malabka samaysa.
Abuur; firi.
m.dh.u
Wadaag:
Qof qaraaba nimo ama saaxiibnimo awgeed wax uga filasho.
Wax manaafacaadkiisa isku hal layn.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Nal, dab, raadiye iwm wax la shiday ahaansho.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag:
Maalmo, sanado, gu'yaal iwm tirin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sh. ah: wax markuu sidkiisii dhammaystay dhashay (ilmo, bil).
m.l.kh
Wadaag: